MetaBrand waa agency kuu dhisa website-yo si fudud, degdeg ah, oo raqiis ah. kaliya waxa nala Wadaagtaa macluumaadka, annaga ayaa kuu qabaneyna wixi kale.
Haa! Waad isticmaali kartaa domain aad horety u laheed, ama mid cusub ayaan kuu sameyneynaa lacagta ayad la baxaysaa.
Inta badan 2-3 malmood gudahood ayaan ku dhamaynaa — mararka qaarna 4-7 malmood gudah00d hadii uu website-ku page badanyahay.
Magaca ganacsigaaga, loga-da , qoraalka aad rabto in lagu daabaco, iyo sawiro haddii ay jiraan, ama waxad buuxin kartaa form-ka an kuuso dirno marka aad whatsappka nagala so xiriirto.
Haa! Dhammaan website-yadayada waxay si fiican ugu shaqeyaan mobile, tablet, iyo computer, si aad u hubiso waxad fiirin karta project-yadena hore.
Annaga ayaa ka masuul ah. Adigu waxba kama walwaleysid — waxaan hubinaynaa inuu mar walba website-kaagu ahaado mid degdeg, ammaan, iyo updated ah.
Haa, waad beddeli kartaa! Noo soo dir wixii aad rabto in la beddelo ama haddii aad rabto inaad adigu badalato, waan ku hagaynaa.
Waxaan bixinaa dammaanad lacag celin 30 maalmood gudahood ah. Haddii aadan ku qanacsaneyn, lacagtaada si fudud ayaan kugu soo celinayna.
Hadii aad doratay bille $10 waxad bilkasta bixinaysa $10, Hadii aad doratay sanadle $5$ waxad bixinaysa oo qadimaysaa 60$ sanadkii oo dhan, waxa baaqi kuu noqonaya 120$.
lacagta waxa bixinaysa marka u horeysa, sabatoo ah waxa loo bahanyahay hosting iyo domain name si loo bilaabo shaqda website dhisida.